Dowladda Somalia oo baabi’isay Imtixaankii dugsiyada Sare ee ka socday dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday iney joojisay imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2018-2019-ka Go’aankan ayaa imaanaya iyadoo muddo saddex maalmood ah uu socday imtixaanka, ayna arday ka badan 30-kun oo qof galeen maadooyin fara badan, waxaana dhacday in imtixaanka suuqa laga helay, laguna faafiyey baraha bulshada, taasoo fadeexad iyo weji gabax … Continue reading Dowladda Somalia oo baabi’isay Imtixaankii dugsiyada Sare ee ka socday dalka